Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caajisad

(-do, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Haweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad.

Erayo la-mid ah

caajiQof in uu wax ka caago gayeysiin.caajis1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacay…caajisHawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qab…caajisanQof caajis ah noqosho. ld cajisan.caajisiQof cajis ka dhigid. ld cajisi.caajisidld cajisid.caajisinld cajisin.caajisnaanld caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

Ā© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms