Qaamuuska Asalka
caaji
(-iyay, -isay)Falg2
Macnaha
Qof in uu wax ka caago gayeysiin.
Erayo la-mid ah
caajis1. Firfircooni la'aan; wahsi; daal. 2. C. ah: qof hawl nacayā¦caajisHawl qaban waayid; ka wahsasho; daal iyo cagajiid wax ku qabā¦caajisadHaweenay wahsi iyo hawl nacayb badan. ld cajisad.caajisanQof caajis ah noqosho. ld cajisan.caajisiQof cajis ka dhigid. ld cajisi.caajisidld cajisid.caajisinld cajisin.caajisnaanld caajisnaansho, cajisnaan, cajisnaansho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
