Erayo la-mid ah
caafiCid caafimaad siin (Eebbe).caafimaadCudur iyo jirro la'aan.caafimaadCudur, jirro iwm ka bogsasho.caafimaad-beeleed(daaw.) Ka hortag cudur ama horumarin caafimaad oo ka baxsan…caafimaaddarroXaaladda nafley jirran ku sugan tahay.caafimaadiNafley caafimaad siin (Ilaah).caafimaadqabXaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabi…caafimaadqabXaalad cafimaad ku sugnaan.
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.
