Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caafimaaddarro

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Xaaladda nafley jirran ku sugan tahay.

Erayo la-mid ah

caafiCid caafimaad siin (Eebbe).caafimaadCudur iyo jirro la'aan.caafimaadCudur, jirro iwm ka bogsasho.caafimaad-beeleed(daaw.) Ka hortag cudur ama horumarin caafimaad oo ka baxsan…caafimaadiNafley caafimaad siin (Ilaah).caafimaadqabXaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabi…caafimaadqabXaalad cafimaad ku sugnaan.caafimaadqabidld caafimaadqab¹.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms