Qaamuuska Asalka
caafimaad-beeleed
(-yo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(daaw.) Ka hortag cudur ama horumarin caafimaad oo ka baxsan isbitaal oo khuseeya xannaanada bulshada ama qayb ka mid ah bulshada sida: carruurta, dumarka iyo waayeelka. Hawshaas oo lagu fulinayo baaritaan takhtareed iyo sheybaar joogto ah.
Erayo la-mid ah
caafiCid caafimaad siin (Eebbe).caafimaadCudur iyo jirro la'aan.caafimaadCudur, jirro iwm ka bogsasho.caafimaaddarroXaaladda nafley jirran ku sugan tahay.caafimaadiNafley caafimaad siin (Ilaah).caafimaadqabXaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabiā¦caafimaadqabXaalad cafimaad ku sugnaan.caafimaadqabidld caafimaadqab¹.

