Qaamuuska Asalka
caafimaad
MagacLafdheeri
Macnaha
Cudur iyo jirro la'aan.
Erayo la-mid ah
caafiCid caafimaad siin (Eebbe).caafimaad-beeleed(daaw.) Ka hortag cudur ama horumarin caafimaad oo ka baxsan…caafimaaddarroXaaladda nafley jirran ku sugan tahay.caafimaadiNafley caafimaad siin (Ilaah).caafimaadqabXaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabi…caafimaadqabXaalad cafimaad ku sugnaan.caafimaadqabidld caafimaadqab¹.caafimaadsanWax caafimaad leh ahaansho.

