Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

caafi

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

Cid caafimaad siin (Eebbe).

Erayo la-mid ah

caafimaadCudur iyo jirro la'aan.caafimaadCudur, jirro iwm ka bogsasho.caafimaad-beeleed(daaw.) Ka hortag cudur ama horumarin caafimaad oo ka baxsan…caafimaaddarroXaaladda nafley jirran ku sugan tahay.caafimaadiNafley caafimaad siin (Ilaah).caafimaadqabXaalad caafimaad leh oo nafley ku sugnaato. ld caafimaadqabi…caafimaadqabXaalad cafimaad ku sugnaan.caafimaadqabidld caafimaadqab¹.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms