Qaamuuska Asalka
bukaysiin
MagacFalDhexdhexaad
Macnaha
ld bukayn.
Erayo la-mid ah
bukaanQof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.bukaan-wareysiWareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) …bukaaniǫonibukaanjiifQof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.bukaannimoBukaan ahaansho.bukaanqaadSariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.bukaansocod1. Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu i…bukaansocod-eegtoMeesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo…

