Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bukaan

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.

Erayo la-mid ah

bukaan-wareysiWareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) …bukaaniǫonibukaanjiifQof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.bukaannimoBukaan ahaansho.bukaanqaadSariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.bukaansocod1. Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu i…bukaansocod-eegtoMeesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo…bukabbukayn1. ld bukayn. eeg bukabbukee. 2. ld buhabbuhayn.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms