Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bukaan-wareysi

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Wareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) war bukaan qoyseed; b) war bukaan qofeed; c) war bukaan cudur hore; d) war bukaan cudurdambe.

Erayo la-mid ah

bukaanQof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.bukaaniǫonibukaanjiifQof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.bukaannimoBukaan ahaansho.bukaanqaadSariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.bukaansocod1. Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu i…bukaansocod-eegtoMeesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo…bukabbukayn1. ld bukayn. eeg bukabbukee. 2. ld buhabbuhayn.
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms