Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bukaansocod-eegto

(-ooyin, m.l)
MagacDhexdhexaad

Macnaha

Meesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo, laakiin aaney seexan.

Erayo la-mid ah

bukaanQof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.bukaan-wareysiWareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) …bukaaniǫonibukaanjiifQof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.bukaannimoBukaan ahaansho.bukaanqaadSariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.bukaansocod1. Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu i…bukabbukayn1. ld bukayn. eeg bukabbukee. 2. ld buhabbuhayn.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms