Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bukaansocod

(-dyo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof jirran oo socon kara oo lugtiisa ku taga meeshii uu iska daaweyn lahaa. 2. Bukaansocod-eegto.

Erayo la-mid ah

bukaanQof bugta badan, jirroole. ld bugtaan.bukaan-wareysiWareysiga bukaanka oo uu takhtarku ka qoro, kana kooban: a) …bukaaniǫonibukaanjiifQof bukaan ah oo isbitaal la seexshay si loo daaweeyo.bukaannimoBukaan ahaansho.bukaanqaadSariirta yar ee lagu qaado qofka aad u jirran.bukaansocod-eegtoMeesha dadka jirran lagu baaro cudurradooda oo lagu daaweeyo…bukabbukayn1. ld bukayn. eeg bukabbukee. 2. ld buhabbuhayn.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms