Erayo la-mid ah
boqolTiro ka kooban toban meelood oo min toban ah; “100”.boqolaadTirada jagaalaha ah, tan u dhiganta boqolka.boqollaalTiro ka kooban dhawr boqol.boqolle1. Qof lab ah. 2. Nin aad u fiican. ld boqollow.boqonSeedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa.boqon(c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul…boqonXarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada.boqondhaw1. Geed digir meseggo imw oo soo fufay. 2. ld boqondhebid.

