Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boqondhaw

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Geed digir meseggo imw oo soo fufay. 2. ld boqondhebid.

Erayo la-mid ah

boqolTiro ka kooban toban meelood oo min toban ah; “100”.boqolaadTirada jagaalaha ah, tan u dhiganta boqolka.boqollaalTiro ka kooban dhawr boqol.boqolle1. Qof lab ah. 2. Nin aad u fiican. ld boqollow.boqonXarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada.boqonSeedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa.boqon(c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul…boqondhebidld boqondhaw¹ (2).
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms