Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boqon

(-nno, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Xarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada.

Erayo la-mid ah

boqolTiro ka kooban toban meelood oo min toban ah; “100”.boqolaadTirada jagaalaha ah, tan u dhiganta boqolka.boqollaalTiro ka kooban dhawr boqol.boqolle1. Qof lab ah. 2. Nin aad u fiican. ld boqollow.boqondhaw1. Geed digir meseggo imw oo soo fufay. 2. ld boqondhebid.boqondhaw1. Boqongoyn (qof). 2. Dhir jirid ka jarid.boqondhebidld boqondhaw¹ (2).boqooleSocod la socdo waqtiga qorraxdu aad u kulushahay. ld baqooli…
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms