Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boqolaad

MagacLafdheeritj

Macnaha

Tirada jagaalaha ah, tan u dhiganta boqolka.

Erayo la-mid ah

boqolTiro ka kooban toban meelood oo min toban ah; “100”.boqollaalTiro ka kooban dhawr boqol.boqolle1. Qof lab ah. 2. Nin aad u fiican. ld boqollow.boqonXarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada.boqonSeedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa.boqon(c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul…boqondhaw1. Boqongoyn (qof). 2. Dhir jirid ka jarid.boqondhaw1. Geed digir meseggo imw oo soo fufay. 2. ld boqondhebid.
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms