Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boqol

MagacLafdheerit

Macnaha

Tiro ka kooban toban meelood oo min toban ah; “100”.

Erayo la-mid ah

boqolaadTirada jagaalaha ah, tan u dhiganta boqolka.boqollaalTiro ka kooban dhawr boqol.boqolle1. Qof lab ah. 2. Nin aad u fiican. ld boqollow.boqonXarig laga sameeyo seedda boqonta oo lagu xiro qaansada.boqonSeedda, ciribta iyo muruqa kubka isu haysa.boqon(c.nafl.) Xarriiq toosan oo isku xirta laba barood oo ku dul…boqondhaw1. Boqongoyn (qof). 2. Dhir jirid ka jarid.boqondhaw1. Geed digir meseggo imw oo soo fufay. 2. ld boqondhebid.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms