Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boosto

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm oo la isu diro qaybintooda iyo isgaarsiintooda. 2. Xafiisyada iyo rugta hawlahaas lagu qabto.

Erayo la-mid ah

boos1. Qof gaboobay. 2. Nin lug ama gacan la'. 3. Meel qof deeqd…boos1. Haweenay lug ama gacan la'. 2. B. ah: haan duug ah oo biy…boosay(5).boosh1. Harag laga bixiyey ari caato ah. 2. Midab aad u cad oo ay…boosh-caddeNooc bariiska ka mid ah oo aad u tarma marka la kariyo.booshoolGeri yar oo caano nuug ah.boosoGoroyada dheddig, goroyacawl.boostaaleQof waraaqaha boostada ka soo qaada oo dadkii lahaa u geeya.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms