Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boosh

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Harag laga bixiyey ari caato ah. 2. Midab aad u cad oo ay yeeshaan timaha, dhogorta iwm.

Erayo la-mid ah

boos1. Qof gaboobay. 2. Nin lug ama gacan la'. 3. Meel qof deeqd…boos1. Haweenay lug ama gacan la'. 2. B. ah: haan duug ah oo biy…boosay(5).boosh-caddeNooc bariiska ka mid ah oo aad u tarma marka la kariyo.booshoolGeri yar oo caano nuug ah.boosoGoroyada dheddig, goroyacawl.boostaaleQof waraaqaha boostada ka soo qaada oo dadkii lahaa u geeya.boosto1. Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm…
Erayga Manta
mudnaanld mudnaansho.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms