Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boos

(-sas, m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

1. Qof gaboobay. 2. Nin lug ama gacan la'. 3. Meel qof deeqda. 4. Dhul sharciyeysan oo qof gaar ahaan u leeyahay. 5. ld boosay. Midab cad oo farduhu yeeshaan.

Erayo la-mid ah

boosay(5).boosh1. Harag laga bixiyey ari caato ah. 2. Midab aad u cad oo ay…boosh-caddeNooc bariiska ka mid ah oo aad u tarma marka la kariyo.booshoolGeri yar oo caano nuug ah.boosoGoroyada dheddig, goroyacawl.boostaaleQof waraaqaha boostada ka soo qaada oo dadkii lahaa u geeya.boosto1. Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms