Qaamuuska Asalka
boosh-cadde
(-dayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Nooc bariiska ka mid ah oo aad u tarma marka la kariyo.
Erayo la-mid ah
boos1. Qof gaboobay. 2. Nin lug ama gacan la'. 3. Meel qof deeqd…boos1. Haweenay lug ama gacan la'. 2. B. ah: haan duug ah oo biy…boosay(5).boosh1. Harag laga bixiyey ari caato ah. 2. Midab aad u cad oo ay…booshoolGeri yar oo caano nuug ah.boosoGoroyada dheddig, goroyacawl.boostaaleQof waraaqaha boostada ka soo qaada oo dadkii lahaa u geeya.boosto1. Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm…

