Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

boostaale

(-layaal, m.l/dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Qof waraaqaha boostada ka soo qaada oo dadkii lahaa u geeya.

Erayo la-mid ah

boos1. Qof gaboobay. 2. Nin lug ama gacan la'. 3. Meel qof deeqd…boos1. Haweenay lug ama gacan la'. 2. B. ah: haan duug ah oo biy…boosay(5).boosh1. Harag laga bixiyey ari caato ah. 2. Midab aad u cad oo ay…boosh-caddeNooc bariiska ka mid ah oo aad u tarma marka la kariyo.booshoolGeri yar oo caano nuug ah.boosoGoroyada dheddig, goroyacawl.boosto1. Maamul dawladeed oo ku jaadan waraaqaha, dhambaallada iwm…
Erayga Manta
borobogaandaWar iwm oo la xiriira fidin dicaayad ama xayeesiin arrimo siyaasadeed, dhaqaale, ganacsi iwm.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms