Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beritalsis

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Dhaqdhaqaaq mawjadda oo kale ah oo ku socda xubnaha qaarkood ee jirka kuma xirna rabista qofka, wuxuuna caan ku yahay xubnaha ka sameysan muruq wareegsan iyo muruq dherer u dhigan - sida: xiidmaha.

Erayo la-mid ah

beri1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.…beriMaalin bilaabasho, waagii baa bariyay.beriberiCudur ka yimaada cunnoxumo gaar ahaan fiitamiin B1 la'aan. W…beridhaxBaryidda habeen meel la baryo. ld beridhaxmo (2).beridhaxmo1. Sahay ku filan hal beri oo safar ah. 2. ld beridhax.berisaboolXilli ay dhibaato badan jirto.berisamaadWaqti barwaaqo badan oo aan dhibaato jirin.
Erayga Manta
badidhace1. Waxa uu sheegaa laba dhinac ee geesole oo wadaaga gees.2. Waxa uu sheegaa laba xaglood oo wadaaga…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms