Qaamuuska Asalka
beridhax
MagacLafdheeri
Macnaha
Baryidda habeen meel la baryo. ld beridhaxmo (2).
Erayo la-mid ah
beri1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.…beriMaalin bilaabasho, waagii baa bariyay.beriberiCudur ka yimaada cunnoxumo gaar ahaan fiitamiin B1 la'aan. W…beridhaxmo1. Sahay ku filan hal beri oo safar ah. 2. ld beridhax.berisaboolXilli ay dhibaato badan jirto.berisamaadWaqti barwaaqo badan oo aan dhibaato jirin.beritalsisDhaqdhaqaaq mawjadda oo kale ah oo ku socda xubnaha qaarkood…

