Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beri

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben. 2.(-iyo m.dh) Dharaar iyo habeenkeeda. 3. B.ga: maanta.

Erayo la-mid ah

beriberiCudur ka yimaada cunnoxumo gaar ahaan fiitamiin B1 la'aan. W…beridhaxBaryidda habeen meel la baryo. ld beridhaxmo (2).beridhaxmo1. Sahay ku filan hal beri oo safar ah. 2. ld beridhax.berisaboolXilli ay dhibaato badan jirto.berisamaadWaqti barwaaqo badan oo aan dhibaato jirin.beritalsisDhaqdhaqaaq mawjadda oo kale ah oo ku socda xubnaha qaarkood…
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms