Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

berisabool

MagacLafdheeri

Macnaha

Xilli ay dhibaato badan jirto.

Erayo la-mid ah

beri1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.…beriMaalin bilaabasho, waagii baa bariyay.beriberiCudur ka yimaada cunnoxumo gaar ahaan fiitamiin B1 la'aan. W…beridhaxBaryidda habeen meel la baryo. ld beridhaxmo (2).beridhaxmo1. Sahay ku filan hal beri oo safar ah. 2. ld beridhax.berisamaadWaqti barwaaqo badan oo aan dhibaato jirin.beritalsisDhaqdhaqaaq mawjadda oo kale ah oo ku socda xubnaha qaarkood…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms