Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beriberi

(daaw.)
MagacLafdheeri

Macnaha

Cudur ka yimaada cunnoxumo gaar ahaan fiitamiin B1 la'aan. Waxuu ku badanyahay dadka badsada cunidda badarka ama bariiska la tumay. Kaasoo xuubka laga qaaday, xuubka waxa kubadan fiitamiin B1.

Erayo la-mid ah

beri1. Waqti aan xaddidnayn ee la soo dhaafay; waa; jeer; seben.…beriMaalin bilaabasho, waagii baa bariyay.beridhaxBaryidda habeen meel la baryo. ld beridhaxmo (2).beridhaxmo1. Sahay ku filan hal beri oo safar ah. 2. ld beridhax.berisaboolXilli ay dhibaato badan jirto.berisamaadWaqti barwaaqo badan oo aan dhibaato jirin.beritalsisDhaqdhaqaaq mawjadda oo kale ah oo ku socda xubnaha qaarkood…
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms