Qaamuuska Asalka
beekhaanso
(-saday, -satay)Falmg3
Macnaha
1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.
Erayo la-mid ah
beekhaami1. Wax tashiilid. 2. Wax la miisayo wax yar ku kordhin.beekhaamidld beekhaan¹.beekhaan1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu…beekhaanCunto la karinayo sida bariis iwm. tarmid; wax badasho.beekhaansanWax beekhaan yeeshay ahaansho.beekhaansanaanld beekhaansanaansho.beekhaansanaansho/dh ld beekhaansanaan.beekhaansashold beekhaansad, beekhaansi.

