Qaamuuska Asalka
beekhaansanaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld beekhaansanaan.
Erayo la-mid ah
beekhaami1. Wax tashiilid. 2. Wax la miisayo wax yar ku kordhin.beekhaamidld beekhaan¹.beekhaanCunto la karinayo sida bariis iwm. tarmid; wax badasho.beekhaan1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu…beekhaansanWax beekhaan yeeshay ahaansho.beekhaansanaanld beekhaansanaansho.beekhaansashold beekhaansad, beekhaansi.beekhaanso1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.
Erayga Manta
marganWax margaday ahaansho (nafley). ld mergan.
