Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beekhaan

MagacLafdheeri

Macnaha

1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu suubiyo wax la miisay. 3. Tashiilidda wax la tashiilo. 4. ld beekhaamid.

Erayo la-mid ah

beekhaami1. Wax tashiilid. 2. Wax la miisayo wax yar ku kordhin.beekhaamidld beekhaan¹.beekhaansanWax beekhaan yeeshay ahaansho.beekhaansanaanld beekhaansanaansho.beekhaansanaansho/dh ld beekhaansanaan.beekhaansashold beekhaansad, beekhaansi.beekhaanso1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.
Erayga Manta
manjarroorsanaanld majarroorsanaan, majarroorsanaansho, manjarroorsan.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms