Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beekhaansan

(-amay, -antay)
Falmg1

Macnaha

Wax beekhaan yeeshay ahaansho.

Erayo la-mid ah

beekhaami1. Wax tashiilid. 2. Wax la miisayo wax yar ku kordhin.beekhaamidld beekhaan¹.beekhaanCunto la karinayo sida bariis iwm. tarmid; wax badasho.beekhaan1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu…beekhaansanaanld beekhaansanaansho.beekhaansanaansho/dh ld beekhaansanaan.beekhaansashold beekhaansad, beekhaansi.beekhaanso1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms