Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

beekhaami

(-iyay, -isay)
Falg2

Macnaha

1. Wax tashiilid. 2. Wax la miisayo wax yar ku kordhin.

Erayo la-mid ah

beekhaamidld beekhaan¹.beekhaan1. Badashada ay badato cunno la karinayo. 2. Wax yar oo lagu…beekhaanCunto la karinayo sida bariis iwm. tarmid; wax badasho.beekhaansanWax beekhaan yeeshay ahaansho.beekhaansanaanld beekhaansanaansho.beekhaansanaansho/dh ld beekhaansanaan.beekhaansashold beekhaansad, beekhaansi.beekhaanso1. Wax tashiilasho. 2. Wax la miisayo wax ku kordhisasho.
Erayga Manta
mutuxan1. Qof keli ah oo cidi wehelin ahaansho. 2. Hadal aan asluub iyo xishood lahayn ahaansho. 3. Qof qaa…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms