Qaamuuska Asalka
badhiwale
(-ayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
Qof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.
Erayo la-mid ah
badhanShey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan …badhax(baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala…badhaysiWax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.badhe(juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cir…badhi(bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u …badho1. Neef caano yar; baaqimo; gabno. 2. Dhex, kalabar, bartame…

