Qaamuuska Asalka
badhaysi
MagacLafdheeri
Macnaha
Wax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.
Erayo la-mid ah
badhanShey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan …badhax(baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala…badhe(juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cir…badhi(bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u …badhiwaleQof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.badho1. Neef caano yar; baaqimo; gabno. 2. Dhex, kalabar, bartame…

