Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

badhan

(-amo, m.dh)
MagacLafdheeri

Macnaha

Shey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan daloollo leh oo dharka la gashado meelo gaar ah looga tolo si uu dacalladooda isugu qabto; galuus.

Erayo la-mid ah

badhax(baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala…badhaysiWax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.badhe(juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cir…badhi(bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u …badhiwaleQof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.badho1. Neef caano yar; baaqimo; gabno. 2. Dhex, kalabar, bartame…
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms