Qaamuuska Asalka
badhe
(-dhayaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cirif dhexdooda, waxaana sameeyay goobahaas sallax la dhex mariyay bartamaha goobahaasi isla markaas waa bartamaha dhulka, waa goobo weyn, wareeggeeduna waa kan ugu dheer ee dhulka; dhulbar.
Erayo la-mid ah
badhanShey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan …badhax(baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala…badhaysiWax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.badhi(bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u …badhiwaleQof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.badho1. Neef caano yar; baaqimo; gabno. 2. Dhex, kalabar, bartame…

