Qaamuuska Asalka
badhax
(-xyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
(baay.) Tafiirta ay waalidkood ugu yaraan hal astaan ku kala duwanyihiin.
Erayo la-mid ah
badhanShey yar oo caag, bir iwm ka samaysan, wareegsan xalleefsan …badhaysiWax tiradooda aad u badantahay qiimahooduna yaryahay.badhe(juqr.) Goobo la mala-awaalay oo taalla bartamaha labada cir…badhi(bot.) Xubin (dhir) qaybta dhulka ka hoosaysa ah, taas oo u …badhiwaleQof shaqo hoosaadka xafiiska qabta; adeege.badho1. Neef caano yar; baaqimo; gabno. 2. Dhex, kalabar, bartame…

