Qaamuuska Asalka
bacrin-la'an
(daaw.)MagacDhexdhexaad
Macnaha
Awood la'aan in naagtu uur qaaddo ama ninku wax rimin kari waayo.
Erayo la-mid ah
bacranWax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranWax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranaanld bacranaansho.bacranaansho/dh ld bacranaan.bacrimane-saygot(baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudar…bacrimaynld bacrimays, bacrimin, bacrimis.bacrimee1. Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid. 2.…bacriminHabka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga …

