Qaamuuska Asalka
bacrimee
(-meeyay, -maysay)Falg2
Macnaha
1. Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid. 2. Dhul si uu bacrin u noqdo digo ama walax kiimika ah ku shubid. ld bacrimi.
Erayo la-mid ah
bacranWax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranWax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranaanld bacranaansho.bacranaansho/dh ld bacranaan.bacrimane-saygot(baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudar…bacrimaynld bacrimays, bacrimin, bacrimis.bacriminHabka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga …bacrimiye1. Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo. …

