Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bacrimin

MagacDhexdhexaad

Macnaha

Habka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga si ay u sameeyaan bacrimane.

Erayo la-mid ah

bacranWax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranWax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranaanld bacranaansho.bacranaansho/dh ld bacranaan.bacrimane-saygot(baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudar…bacrimaynld bacrimays, bacrimin, bacrimis.bacrimee1. Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid. 2.…bacrimiye1. Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo. …
Erayga Manta
daacufTimo ama dhogor dheer, si xun u baxay ama aan la habeyn.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms