Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

bacrimane-saygot

(-ooyin ..., m.l)
MagacLafdheeri

Macnaha

(baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudarsanka bu'da ugxanta iyo xawada ama boodh faxalka.

Erayo la-mid ah

bacranWax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranWax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranaanld bacranaansho.bacranaansho/dh ld bacranaan.bacrimaynld bacrimays, bacrimin, bacrimis.bacrimee1. Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid. 2.…bacriminHabka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga …bacrimiye1. Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo. …
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms