Qaamuuska Asalka
bacranaansho
MagacLafdheeri
Macnaha
/dh ld bacranaan.
Erayo la-mid ah
bacranWax dildilaac yeeshay noqosho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranWax dildilaac yeeshay ahaansho (muraayad, laf, derbi iwm).bacranaanld bacranaansho.bacrimane-saygot(baay.) Gaamayt dheddig oo bacrinsan: waa maxsuulka is kudar…bacrimaynld bacrimays, bacrimin, bacrimis.bacrimee1. Unug tarmineed lab, unug tarmineed dheddig dhex gelid. 2.…bacriminHabka isku darsanka unugyada taranka ee labka iyo dheddigga …bacrimiye1. Daawo digo iwm oo dhul lagu shubo si bacrin looga dhigo. …

