Qaamuuska Asalka
bac
(-cyo, m.l)MagacDhexdhexaad
Macnaha
1. Maaddo balaastiig ka samaysan, khafiif ah oo wax lagu deto, dambiilo wax lagu ritana laga sameysto. 2. Dharbaaxo; jaawin.
Erayo la-mid ah
bacaac1. Qalaad. 2. B. ah: qof nacas ah.bacaadCiid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.bacaad-qaab-bileedCarro meel ku ururtay oo leh qaabka bisha taas oo samaysanta…bacaadcelinKa hortagga bacaad fidaaya iyadoo geedo lagu beeraayo.bacad1. Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah. 2. Midab caddaan a…bacadle1. Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya.…bacaraar1. Sanka qeybtiisa sare ee dhuuban. 2. Sanka intiisa hore oo…bacaroorGeed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo gee…

