Qaamuuska Asalka
bacadle
(-layaal, m.l/dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya. 2. Meesha bacadluhu wax ku gato. 3. Awr rarey ah oo xoog badan.
Erayo la-mid ah
bacaac1. Qalaad. 2. B. ah: qof nacas ah.bacaadCiid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.bacaad-qaab-bileedCarro meel ku ururtay oo leh qaabka bisha taas oo samaysanta…bacaadcelinKa hortagga bacaad fidaaya iyadoo geedo lagu beeraayo.bacad1. Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah. 2. Midab caddaan a…bacaraar1. Sanka qeybtiisa sare ee dhuuban. 2. Sanka intiisa hore oo…bacaroorGeed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo gee…bacaw/dh (-wyo, m.dh) Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu…

