Qaamuuska Asalka
bacaadcelin
MagacDhexdhexaad
Macnaha
Ka hortagga bacaad fidaaya iyadoo geedo lagu beeraayo.
Erayo la-mid ah
bacaac1. Qalaad. 2. B. ah: qof nacas ah.bacaadCiid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.bacaad-qaab-bileedCarro meel ku ururtay oo leh qaabka bisha taas oo samaysanta…bacad1. Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah. 2. Midab caddaan a…bacadle1. Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya.…bacaraar1. Sanka qeybtiisa sare ee dhuuban. 2. Sanka intiisa hore oo…bacaroorGeed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo gee…bacaw/dh (-wyo, m.dh) Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu…

