Qaamuuska Asalka
bacad
(-ddo/-dyo, m.dh)MagacLafdheeri
Macnaha
1. Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah. 2. Midab caddaan ah oo mid kale oo yari ku dhafanyahay oo geelu yeesho.3. Meel kulul oo qorraxda hayso.
Erayo la-mid ah
bacaac1. Qalaad. 2. B. ah: qof nacas ah.bacaadCiid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.bacaad-qaab-bileedCarro meel ku ururtay oo leh qaabka bisha taas oo samaysanta…bacaadcelinKa hortagga bacaad fidaaya iyadoo geedo lagu beeraayo.bacadle1. Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya.…bacaraar1. Sanka qeybtiisa sare ee dhuuban. 2. Sanka intiisa hore oo…bacaroorGeed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo gee…bacaw/dh (-wyo, m.dh) Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu…

