Qaamuuska Asalka
bacaad-qaab-bileed
(juqr.)MagacLafdheeri
Macnaha
Carro meel ku ururtay oo leh qaabka bisha taas oo samaysanta marka jihada dabayshu si yar isubeddesho. Carradaasi dhanka dabaysha xigta tuur ayay ku leedahay janjeerkeedu sahlanyahay; dhanka dabaysha ka horjeeddana golxo ayey leedahay, janjeerkeeduna ma sahlana; geesuhuna hoos bay tilmaamayaan. Carradaasi way sii dhaqaaqdaa marka ay carro kale hesho. Kelican-keli iyo kooxkoox way u dhacdaa.
Erayo la-mid ah
bacaac1. Qalaad. 2. B. ah: qof nacas ah.bacaadCiid badan, jilicsan, boor lahayn oo aan lagu socon karin.bacaadcelinKa hortagga bacaad fidaaya iyadoo geedo lagu beeraayo.bacad1. Dhul bacaad buuxiye oo lamaddegaan ah. 2. Midab caddaan a…bacadle1. Ganacsade meel bannaan oo aan dhisneyn wax ku iibsanaaya.…bacaraar1. Sanka qeybtiisa sare ee dhuuban. 2. Sanka intiisa hore oo…bacaroorGeed nagaar leh buruq sun ah iyo caleemo balballaaran oo gee…bacaw/dh (-wyo, m.dh) Qof la baaseeysto oo la aaminsanyahay in uu…

