Qaamuuska Asalka
baadiyee
(-yeeyay, -yaysay)Falg2
Macnaha
Dad ama xoolo baadi ka dhigid.
Erayo la-mid ah
baadQof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.baad1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la s…baadari(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.baaddilWax aan xaq ahayn.baaddilnimoBaaddil ahaansho.baaddiyeBerriga intaa aan magaalo ama tuulo ahayn.baadi1. (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm. 2. Qof ka weecday …baadibixiyeQof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.

