Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baad

MagacDhexdhexaad

Macnaha

1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la siiyo qof madax ah.

Erayo la-mid ah

baadari(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.baaddilWax aan xaq ahayn.baaddilnimoBaaddil ahaansho.baaddiyeBerriga intaa aan magaalo ama tuulo ahayn.baadi1. (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm. 2. Qof ka weecday …baadibixiyeQof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.baadibooliyeQof baadida xalaaleysta.baadicararNeef baadi ah oo reerihii uu la joogay ka carara.
Erayga Manta
boocGeed caano leh caleemo balballaaran, laamo jiljilicsan iyo miro kuus kuusan oo buufsan leh.

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms