Afsoomali.comAfsoomali.comAfsoomali.com
HomeVocabularyUrbanTranslationContributeAnalytics

Anonymous Observer

View-Only / Submission Mode

Qaamuuska Asalka

baaddil

MagacLafdheeri

Macnaha

Wax aan xaq ahayn.

Erayo la-mid ah

baadQof laga adag yahay hanti khasab uga qaadid.baad1. Hanti qof ama dadkii laga adkaado baxsho. 2. Hadiyad la s…baadari(dii.) Wadaad fidiya diinta masiixiga. ld baaderi.baaddilnimoBaaddil ahaansho.baaddiyeBerriga intaa aan magaalo ama tuulo ahayn.baadi1. (m.u) Wax lumay sida xoolo, lacag iwm. 2. Qof ka weecday …baadibixiyeQof baadida uu arko dhaqaaleeya oo dadkii lahaa ku sima.baadibooliyeQof baadida xalaaleysta.
Erayga Manta
baanise1. ld baaniso. Hadal ama dood qoran ama aan qornayn oo meel madal ah laga yiraahdo; khudbo. 2. ld ba…

© 2026 Afsoomali Platform

AboutReportSupportPrivacyTerms